Rise & Help Somalia

Directions

Rise & Help Somalia πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³
(1)

22/07/2026

Taliska Ciidanka Daraawiishta ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ciidamadu ay hawlgal qaatay saacado kooban ku soo afjareen maleeshiyaad muddooyinkii u dameeyay qalqal amni ka abuuray Puntland.

22/07/2026

Maraykanka ayaa werisay in maamulka Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, uu heshiis la gaaray Sacuudi Carabiya oo ku saabsan iskaashiga tamarta nukliyeerka, iyadoo la filayo in faahfaahinta heshiiska lagu dhawaaqo dhawaan.

Heshiiskan ayaa suuragal ka dhigi kara in Sacuudi Carabiya ay horumariso awoodda ay u leedahay kobcinta ama farsamaynta yuraaniyamka si loogu isticmaalo xarumaha laga dhaliyo tamarta nukliyeerka.

SIDEE U ARAGTAA ??

22/07/2026

ERAYGAA af carabiga ah maxaa loola jeedaa macnihiisa af soomaali ku soo qor

22/07/2026
22/07/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ruqiya Abdi, Ω…Ψ³ΨͺΨ± أشرف مءطفى, Walal Abdirizak Somane, Aisha Mohamutt, Maxamed Axmed Jrstv, Shukri Mclin Haamud Hussein, Dhaga Bacayr Dulmi Diid, Kos Ugas, Qoran Ali, Reshma Silat, Gordo Omer, Mohamed Taliska

Beejkaan waxaa iskale wall xanuunsan 11 sano oo xariir ah dhibaato badana iska heysato xanuunkiisu waa dhanka maqalka iy...
20/07/2026

Beejkaan waxaa iskale wall xanuunsan 11 sano oo xariir ah dhibaato badana iska heysato xanuunkiisu waa dhanka maqalka iyo araga maheesto wax kale oo aan eheyn page kaan ee soomaalidii dhiiga leheed aaway page kaan 10k followers ah aan katuurno 4k aa udhiman walaakaan aa niyad unuqono maanta lacag noogama baahna kaliya duco iyo shaqadiisa oo aan kutaageerno aw nooga baahan yahay maalin kasta waa idin lawadaagi doonaa inta aw garay ee axbaabii hadalkaan yaa lafududeysan ee dhiiga keena oo aan ushubno walaalkaan mahadsanidiin

mas.uul maareeye

Beejkaan waxaa iskale wall xanuunsan 11 sano oo xariir ah dhibaato badana iska heysato xanuunkiisu waa dhanka maqalka iy...
19/07/2026

Beejkaan waxaa iskale wall xanuunsan 11 sano oo xariir ah dhibaato badana iska heysato xanuunkiisu waa dhanka maqalka iyo araga maheesto wax kale oo aan eheyn page kaan ee soomaalidii dhiiga leheed aaway page kaan 10k followers ah aan katuurno 4k aa udhiman walaakaan aa niyad unuqono maanta lacag noogama baahna kaliya duco iyo shaqadiisa oo aan kutaageerno aw nooga baahan yahay maalin kasta waa idin lawadaagi doonaa inta aw garay ee axbaabii hadalkaan yaa lafududeysan ee dhiiga keena oo aan ushubno walaalkaan mahadsanidiin

https://www.facebook.com/share/1EvMtvUjki/

19/07/2026

Ducadu waa shey qaali ah qof kasta oo awooda yowsan dhaafin

Address

6025, Nelson Mandela Bay
Port Elizabeth
6025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rise & Help Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category