Tajmahal Oasis Retreat

Tajmahal Oasis Retreat Biryani | Hotel | Spa | Swimming Pool & Jacuzzi A serene escape of luxury, wellness, and culture — Tajmahal Oasis Retreat awaits you

22/08/2026

Biryaani leh dhadhan aad u macaan aya kugu diyaar ah Tajmahal.

21/08/2026

Wali tan oo kale ma kugu dhacday?😂

20/08/2026

Tajmahal in ay tahay Goob kulansatay adeeygo kala duwan waa fahmi la,dihiin

18/08/2026

WELI MA BOOQATAY TAJMAHAL OASIS RETREAT?

Haddii aadan weli imaan, maxaad sugaysaa?

Meel qurux badan
Swimming Pool
Spa & Massage
whirlpool bath & Steam
Hotel & Salon
Cunto & adeeg tayo leh

15/08/2026

Waxa aanu gaar lanahay adeegyo cajiib ah oo hal meel aan kugu kulminay.

14/08/2026

Ku qaado Maalintaada Farxadeed Qiimo dhimista Tajmahal.

12/08/2026

Ciyaarta Cawa oo uu garsoore ka yahay Cumar Cartan waxaad ku daawan kartaa Tajmahal oo kuu diyaarisay goob Cajiib ah.

Saadaali ciyaarta caawa Aston Vila VS PSG, oo ku guulayso Casuuumaad dhamaystiran oo ay kuu diyaarisay TajmahalShuruudah...
12/08/2026

Saadaali ciyaarta caawa Aston Vila VS PSG, oo ku guulayso Casuuumaad dhamaystiran oo ay kuu diyaarisay Tajmahal

Shuruudaha guulaystaha:

Follow garee bogeena
Share garee Post
like saar Post
Comment nagula wadaag saadaashaada.

FG: Tartanku waxa uu xidhmaya marka ay ciyaartu bilaabato.

Guul wacan

10/08/2026

Asad Hajiyo oo Soo booqday Swimming Pool-ka Tajmahal.
Macmiil adna waa markaagi ku soo dhawoow Tajmahal.

07/08/2026

Ugu dambayn waa lagu kala baxay Tartankii Dabaasha ee Swimming pool-ka Tajmahal.

Address

Laamiyaraha Zoobe
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tajmahal Oasis Retreat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category