Geeye Somalia

Geeye Somalia Geeye Mobility Solutions, LTD. is a smart mobile app that centralizes daily services.

With Geeye you can order food, shop locally, send/receive parcels, book doctors, get medicine, call taxis, and even get gas delivered, all via phone.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐ŸดWaxaan dhammaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalya...
16/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด

Waxaan dhammaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa munaasabadda curashada Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu sannadkan cusub inooga dhigo mid ay ku dheehan yihiin nabad, barwaaqo, caafimaad, horumar iyo kheyr badan.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Dhammaan ardayda maanta u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad, waxaan idiin rajeynaynaa guul, nasiib wa...
15/06/2026

Dhammaan ardayda maanta u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad, waxaan idiin rajeynaynaa guul, nasiib wanaagsan iyo natiijooyin farxad leh.

Dadaalkiinna iyo diyaar garowgiinnu ha idiin noqdaan albaabka guusha iyo mustaqbal ifaya.

14/06/2026

๐Ÿ• ๐Œ๐š๐œ๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ Ka dalbo hadda pizza dhadhan sare leh Cplus Cafe & Restaurant adigoo adeegsanaya App-kaaga Geeye, kuna hel si degdeg ah albaabkaaga.

Geeye App wuxuu kuu oggolaanayaa inaad si toos ah ula socoto xaaladda dalabkaaga iyo dhaq-dhaqaaqa rider-ka waqtiga dhabta ah, si aad mar walba u ogaato goorta uu dalabkaagu soo gaarayo.

Si aad u dalbato lasoo deg App-ka Geeye ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

๐‘ฎ๐‘ฌ๐‘ฌ๐’€๐‘ฌ ๐‘พ๐‘จ๐‘จ ๐‘ฎ๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ฉ๐‘ฒ๐‘จ๐‘จ๐‘ฎ๐‘จ ๐‘ฎ๐‘ถ๐‘ถ๐‘ฉ ๐‘พ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฉ๐‘จ

Qalbigu wuxuu degganaansho ku helaa xuska Alle iyo saliga Nabi Muxamed ๏ทบ. Aayaddan barakeysan waxay ina xasuusinaysaa ma...
12/06/2026

Qalbigu wuxuu degganaansho ku helaa xuska Alle iyo saliga Nabi Muxamed ๏ทบ. Aayaddan barakeysan waxay ina xasuusinaysaa maqaamka sare ee Nabi Muxamed ๏ทบ iyo muhiimadda ay leedahay in lagu badiyo saliga iyo salaanta Nabiga.

Jimcahan barakeysan aan ku badinno saliga Nabiga ๏ทบ, ducada iyo istighfaarka.

La Terrazza Italian Restaurant  hadda waa kugu diyaar yahay App-ka Geeye.Ku raaxayso cuntooyinka Talyaaniga ee aad jeces...
11/06/2026

La Terrazza Italian Restaurant hadda waa kugu diyaar yahay App-ka Geeye.

Ku raaxayso cuntooyinka Talyaaniga ee aad jeceshahay sida pasta macaan, pizza tayo sare leh iyo cuntooyin kale oo si xirfad leh loo diyaariyey adigoon gurigaaga ama goobtaada shaqo ka bixin.

Si aad uga dalbo cuntadaada lasoo deg App-ka Geeye: https://onelink.to/geeyeappโ 

Ama nagala soo xiriir: https://wa.link/nevpszโ 
๐‘ฎ๐‘ฌ๐‘ฌ๐’€๐‘ฌ ๐‘พ๐‘จ๐‘จ ๐‘ฎ๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ฉ๐‘ฒ๐‘จ๐‘จ๐‘ฎ๐‘จ ๐‘ฎ๐‘ถ๐‘ถ๐‘ฉ ๐‘พ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฉ๐‘จ
:::

Garsoore Omar Abdulkadir Artan  waa astaan qaranka Soomaaliyeed, kana mid ah dadka magaca Soomaaliyeed si sharaf leh ugu...
10/06/2026

Garsoore Omar Abdulkadir Artan waa astaan qaranka Soomaaliyeed, kana mid ah dadka magaca Soomaaliyeed si sharaf leh ugu matalay fagaarayaasha caalamka.

Bahda Geeye waxay si buuxda u garab taagan tahay Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan, waxayna cambaareyneysaa tallaabo kasta oo caqabad ku noqoneysa ka qaybgalka iyo matalaadda uu ku leeyahay garoomada caalamka.

Galito's + Geeye= ๐‘ฉ๐’๐’๐’… ๐‘จ๐’‡๐’“๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ญ๐’๐’‚๐’—๐’๐’–๐’“, ๐‘ท๐’†๐’“๐’‡๐’†๐’„๐’• ๐‘ซ๐’†๐’๐’Š๐’—๐’†๐’“๐’š! Macmiil hadda waxaad si fudud uga dalban kartaa cuntooyinka aa...
10/06/2026

Galito's + Geeye= ๐‘ฉ๐’๐’๐’… ๐‘จ๐’‡๐’“๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ญ๐’๐’‚๐’—๐’๐’–๐’“, ๐‘ท๐’†๐’“๐’‡๐’†๐’„๐’• ๐‘ซ๐’†๐’๐’Š๐’—๐’†๐’“๐’š!

Macmiil hadda waxaad si fudud uga dalban kartaa cuntooyinka aad ugu jeceshahay ee Galitoโ€™s gudaha App-ka Geeye.

Si aad u dalbato lasoo deg App-ka Geeye: https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir WhatsApp:
https://wa.link/nevpsz

Dalbo maanta kuna raaxayso dhadhan aan la ilaawi karin iyo adeeg degdeg ah.

Order food, book doctors, buy tickets, and shop online with Geeye - your all-in-one service platform in Mogadishu.

๐Ÿ•๐Ÿ”ฅ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ ๐“๐ฎ๐ž๐ฌ๐๐š๐ฒ!Maanta waa maalinta aad ku raaxaysan lahayd pizza-da aad ugu jeceshahay, maadaama C...
09/06/2026

๐Ÿ•๐Ÿ”ฅ ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ ๐“๐ฎ๐ž๐ฌ๐๐š๐ฒ!

Maanta waa maalinta aad ku raaxaysan lahayd pizza-da aad ugu jeceshahay, maadaama Cplus Cafe & Restaurant kuu diyaarisay 50% qiimo-dhimis gaar ah.

Dhadhan macaan, pizza kulul iyo qiimo aan la seegi karin ayaa maanta ku diyaar ah.

Si aad udalbato Lasoo deg App-ka Geeye :
https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir:
https://wa.link/nevpsz

Isbitaalka Albirri Hospital wuxuu si rasmi ah u bilaabay Ololaha Qalliimada Lacag Laโ€™aanta ah ee Cunaha, Sanka iyo Dhega...
07/06/2026

Isbitaalka Albirri Hospital wuxuu si rasmi ah u bilaabay Ololaha Qalliimada Lacag Laโ€™aanta ah ee Cunaha, Sanka iyo Dhegaha (ENT) si bulshada loogu fududeeyo helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh.

Ololahan Qaliimada waxaa fulinaya Dr. Ramadan Hassan Ramadan, oo ku takhasusay daaweynta iyo qalliimada cudurrada Cunaha, Sanka iyo Dhegaha.

Ha seegin fursaddan qaaliga ah ee lagu helayo qiimeyn iyo qalliimo lacag laโ€™aan ah.

Ballantaada caafimaad si fudud uga qabo App-ka Geeye:https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xariir:https://wa.link/nevpsz

๐๐ซ๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ข๐ณ๐ณ๐ž๐ซ๐ข๐š +  ๐†๐ž๐ž๐ฒ๐ž  = ๐๐ข๐ณ๐ณ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฅ, ๐ƒ๐ž๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐€๐ก! ๐Ÿ”ฅMacmiil hadda waxaad si fudud uga dalban kartaa dhammaan no...
06/06/2026

๐๐ซ๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ข๐ณ๐ณ๐ž๐ซ๐ข๐š + ๐†๐ž๐ž๐ฒ๐ž = ๐๐ข๐ณ๐ณ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฅ, ๐ƒ๐ž๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐€๐ก! ๐Ÿ”ฅ

Macmiil hadda waxaad si fudud uga dalban kartaa dhammaan noocyada pizza-yada aad jeceshahay ee Primo Pizzeria gudaha App-ka Geeye. Ku raaxayso dhadhan macaan, adeeg degdeg ah oo albaabkaaga laguugu keenayo.

Si aad ula soo degto App-ka Geeye guji link-gan ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

Address

Wadnaha Street, Kpp , Hodan District-Mogadishu
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeye Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share