19/03/2026
CIID MUBAARAK πβ¨
Macamiisheena qaaliga ah ee Karmel Qebteda Banaadir,
Ciiddaan ka dhig mid ka duwan dhammaan ciidihii horeβ¦ π«
Sababtoo ah Karmel ayaa kuu diyaarisay cunto dhadhan sare leh π½οΈπ iyo goobo qurux badan oo aad loo casriyeeyey π‘β¨ β si aad ugu raaxaysato ciid farxad, degganaan iyo bilic isku dhafan ππ
β¨ Kaalay oo la wadaag farxadda ciidda
β¨ Ku raaxayso cunto tayo sare leh
β¨ Ka dhig xusuus aan la ilaawi karin
Karmel β Halka farxaddaada iyo raaxadaadu ku kulmaan π
Ciid wanaagsan mar kale! ππ