Dilek Somalia

Dilek Somalia Authentic flavors, fresh ingredients, and a warm dining experience in Mogadishu.

Dilek ka dhig meesha aad ku dhamaystirto waqtigaaga macaan.Nagala soo xiriir si aad u dalbato ama u hesho macluumaad dhe...
12/07/2026

Dilek ka dhig meesha aad ku dhamaystirto waqtigaaga macaan.

Nagala soo xiriir si aad u dalbato ama u hesho macluumaad dheeraad ah: - 2457
Banadir, Hodan, Somalia

Ha ku ekaan daawashada—dhadhami saxankan maanta.Try it tonight: 2457
11/07/2026

Ha ku ekaan daawashada—dhadhami saxankan maanta.

Try it tonight: 2457


Hakis Bila wanaagsan Macamiisheena!
10/07/2026

Hakis Bila wanaagsan Macamiisheena!

Dear Fadumo Abdullahi Hassan andMohamed Abdikadir MudeCongratulations again on you being named the Best Employeesof the ...
09/07/2026

Dear Fadumo Abdullahi Hassan and
Mohamed Abdikadir Mude
Congratulations again on you being named the Best Employees
of the Front of House Department! Your hard work and dedication
have truly set you apart. We are lucky to have you on our team.
Well done and keep up the great work!
Naima Farah Abdi
Dilek Somalia Manager.
Fadumo Abdullahi Hassan iyo
Mohamed Abdikadir Mude
Hambalyo, markale waan ku faraxsanahay in aad ku guuleysateen shaqaalahii
ugu wanaagsanaa ee waaxda h**e (Front of House Department)!
Kartidiina iyo Shaqo wanaagiina ayaad inoo muujiseen.
Cawo iyo Ayaan ayay ii tahay in aad shaqaalaha Dilek ka mid tihiin.
Shaqo wanaagsan, hormar waaro ayaan idin rajaynaynaa!
Naima Farah Abdi
Maamulaha Dilek Somalia.

Caweyska habeenkii iyo jawiga diirran ee Dilek. 🌙Try it tonight: 2457
08/07/2026

Caweyska habeenkii iyo jawiga diirran ee Dilek. 🌙

Try it tonight: 2457


Dilek Restaurant — halka macmacaanka si gaar ah loogu diyaariyo.Dalbo maanta oo ku raaxayso.                            ...
07/07/2026

Dilek Restaurant — halka macmacaanka si gaar ah loogu diyaariyo.
Dalbo maanta oo ku raaxayso.

Dilek — meesha dhadhanka iyo nadaafaddu isku raacaan.📞 Dalbo: 2457
06/07/2026

Dilek — meesha dhadhanka iyo nadaafaddu isku raacaan.

📞 Dalbo: 2457

Marka cashadu sidan u diyaarsan tahay, dhadhanku hadal uma baahna. 😋Caawa naftaada casho fiican sii.Try it tonight: 2457...
05/07/2026

Marka cashadu sidan u diyaarsan tahay, dhadhanku hadal uma baahna. 😋

Caawa naftaada casho fiican sii.
Try it tonight: 2457


Macmiil kasta wuxuu mudan yahay adeeg degdeg ah, soo dhaweyn wanaagsan, iyo dhadhan lagu qanco.dalbo coffee-gaaga 2457  ...
04/07/2026

Macmiil kasta wuxuu mudan yahay adeeg degdeg ah, soo dhaweyn wanaagsan, iyo dhadhan lagu qanco.

dalbo coffee-gaaga 2457

Waxaa Maanta noo qabsoomay shirkeeni bilaha ee dhamaan howl wadeenada Dilek Somalia.
03/07/2026

Waxaa Maanta noo qabsoomay shirkeeni bilaha ee dhamaan howl wadeenada Dilek Somalia.

Address

Hodan
Mogadishu
BN09010

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:45
Tuesday 08:00 - 22:45
Wednesday 08:00 - 22:45
Thursday 08:00 - 22:45
Friday 08:00 - 22:45
Saturday 08:00 - 22:45
Sunday 08:00 - 22:45

Telephone

+252770803640

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dilek Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Restaurant

Send a message to Dilek Somalia:

Shortcuts

Share

Category