Galito's Somalia

Galito's Somalia 🇸🇴 Welcome to Galito’s Somalia, where we promise the freshest, tastiest Flame-Grilled Chicken in town 🔥♨️🍗!

08/07/2026

Maxaan FREE ku helaa???

07/07/2026

Waaba Jaanis fiicanee

07/07/2026

Marka macaamiilka kugu qayliyo

07/07/2026

Marka dalabka lagaa soo daahiyo maxaad sameeysaa?

Qoyskaaga qiimaha badan wuxuu mudan yahay casho gaar ah. ✨Dooro Family Feast oo ku raaxayso:🍗 Full Chicken🍟 Jumbo Chips🥗...
04/07/2026

Qoyskaaga qiimaha badan wuxuu mudan yahay casho gaar ah. ✨

Dooro Family Feast oo ku raaxayso:
🍗 Full Chicken
🍟 Jumbo Chips
🥗 Garden Salad
🥖 4 Rolls

Dhadhan ay qoyska oo dhan wada jeclaan doonaan. ❤️

hadda kaalay Galitos.

🍗 Wali ma dhadhamisay cuntooyinka Galitos? 😏🔥Haddii jawaabtaadu “maya” tahay… waxaa ka maqan wax badan .👉 Hal mar nala t...
27/06/2026

🍗 Wali ma dhadhamisay cuntooyinka Galitos?

😏🔥Haddii jawaabtaadu “maya” tahay… waxaa ka maqan wax badan .

👉 Hal mar nala tijaabi, kadib adiga ayaa fahmi doona sababta dadku ugu soo noqnoqdaan.

Saacadaha shaqada ee Galito's Somalia.📅 Maalin kasta⏰ 11:00 AM – 12:00 AM🔥 Flame-Grilled Chicken-ka Galitos wuxuu diyaar...
09/06/2026

Saacadaha shaqada ee Galito's Somalia.

📅 Maalin kasta
⏰ 11:00 AM – 12:00 AM

🔥 Flame-Grilled Chicken-ka Galitos wuxuu diyaar kuu yahay laga bilaabo 11-ka subaxnimo ilaa 12-ka habeenimo.

📍 KM5 Zoobe, Inta u dhaxeeysa Banaadir Mall iyo CID-da.

09/06/2026

Kaliya maahan furitaan maqaayad cusub, balse waa tusaale muujinaya in dhallinyarada Soomaaliyeed ay abuuri karaan fursado, shaqooyin, iyo mustaqbal wanaagsan.

🔥 Horumarka dalka wuxuu ka bilaabmaa hal fikrad, hal ganacsi, iyo hal tallaabo oo geesinimo leh.

09/06/2026

Galitos Love Mogadishu, Thanks Michael du Toit

Address

Jidka Afgooye
Mogadishu
0000

Opening Hours

Monday 11:00 - 00:00
Tuesday 11:00 - 00:00
Wednesday 11:00 - 00:00
Thursday 11:00 - 00:00
Friday 11:00 - 00:00
Saturday 11:00 - 00:00
Sunday 11:00 - 00:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galito's Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share