16/09/2026
💍🤍 **HAMBALYO AROOS** 🤍💍
Maanta waa maalin farxad iyo xusuus gaar ah u leh **Team Silver Star**. ✨
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa **mid ka mid ah xubnaha maamulka Silver Star** munaasabadda aqal-galkiisa iyo guurkiisa barakaysan. 💐🥂
Dhammaan **Team Silver Star** waxay kuu rajaynayaan adiga iyo marwadaada nolol cusub oo ay ka buuxaan **jacayl, farxad, barako iyo is-afgarad**. ❤️
Alle ha idiinka dhigo reer barwaaqo ah, hana idin ku asturo noloshiinna cusub. 🤲🏽
**بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير** 🤍
🎉 **Hambalyo! Hambalyo!** 🎉
**— Team Silver Star**
*Silver Star Café, Restaurant & Banquet*