Hiddasoor

Hiddasoor |Coffee| Restaurant| Traditional Foods| Ethiopian Buna and Injera| Location: KM 4 | Welcome to your Cultural Center|

Dooro cunto caafimaad leh maanta, si aad u hesho nolol caafimaad qabta berrito.Hiddasoor waa  Hoyga  cuntada caafimaadka...
12/07/2026

Dooro cunto caafimaad leh maanta, si aad u hesho nolol caafimaad qabta berrito.

Hiddasoor waa Hoyga cuntada caafimaadka leh.
Waxaan ku faraxsanahay inaan idin adeegno, mar walba.

Hambalyo dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.Hiddasoor
25/06/2026

Hambalyo dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Hiddasoor

Hubka dhaxanta xilliyada roobabka iyo Hiddasoor
21/06/2026

Hubka dhaxanta xilliyada roobabka iyo Hiddasoor

Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meel walbaa dunida ka joogtaan, iyo si gaar ah macaamiisheenna qiimaha badan, waxaan idiink...
26/05/2026

Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meel walbaa dunida ka joogtaan, iyo si gaar ah macaamiisheenna qiimaha badan, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxa Al-Mubaarak.

Dhammaantiin farxad, caafimaad iyo barwaaqo ku wada ciida.



Hiddasoor

08/05/2026
26/04/2026

Ma rabtaa meel aad ka hesho hiddaha, dhaqankena iyo waliban cunto dhadhan tayo sare leh.

Hiddasoor waa doorashadaada 1aad.

#2026❤️

16/04/2026

Hiddasoor waa halka ay ku dhashaan fikradaha iyo hal-abuurka.

Hoygaaga ka yeel Hiddasoor

11/04/2026

Hiddasoor Hoyga farxadda lamaanaha iyo qoyska.

Waxa aan idin diyaarinay goobihii aad kula ciidi lahaydeen ehelka /saaxiibadaada.Kaalay oo jawi ku qaado Hiddasoor
21/03/2026

Waxa aan idin diyaarinay goobihii aad kula ciidi lahaydeen ehelka /saaxiibadaada.

Kaalay oo jawi ku qaado Hiddasoor

  Macmiisheena sharafta leh, waxaan idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Hadaa nahay Bahada   waxan id...
20/03/2026



Macmiisheena sharafta leh, waxaan idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

Hadaa nahay Bahada waxan idin leenahay samo ku ciida oo kaalaya nagula ciida Hoyga Hiddaha iyo dhaqanka.
#2026

Address

KM4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 01:15
Tuesday 07:00 - 01:15
Wednesday 07:00 - 01:15
Thursday 07:00 - 01:45
Friday 07:00 - 01:15
Saturday 07:00 - 01:15
Sunday 07:00 - 01:15

Telephone

+252612833377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiddasoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Restaurant

Send a message to Hiddasoor:

Share

Category