Tufaax Restaurant Ex-Control Balcad

Tufaax Restaurant  Ex-Control Balcad Tufaax Restaurant ugu imoow cunto dhadhan leh, qiimo macquul ah, Macmacaan iyo cabitaan waa diyaar

 Macaamiisheenna sharafta leh waxaan ku war gelinaynaa in aan u guurnay Ex-Control Balcad agagaarka Hormuud Telecom wixi...
16/02/2026


Macaamiisheenna sharafta leh waxaan ku war gelinaynaa in aan u guurnay Ex-Control Balcad agagaarka Hormuud Telecom wixii intaa dheer
👉 ☎️ 61 1571665

   OGEYSIISDhammaan macaamiisheenna sharafta leh waxaan ogeysiinaynaa in  dhawaan aan u guureyno  dhismo cusub oo ku yaa...
07/02/2026

OGEYSIIS
Dhammaan macaamiisheenna sharafta leh waxaan ogeysiinaynaa in dhawaan aan u guureyno dhismo cusub oo ku yaal -Contarol una dhow Xarunta Telecom SOS ee heliwaa
waa astaanteenna
Soo dhawoow macmiil
☎ 61 1571665

15/01/2026

waa astaanteenna
Waa maalin kale 14/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday machadka ibnu mascuud waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan 🥇🎓
Sirtu waa




  waa astaanteennaWaa maalin kale  9/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay   Xafladaha  Hotel -Guuleed waxaa Xaf...
10/01/2026

waa astaanteenna
Waa maalin kale 9/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday Tababarada xirfadaha ee xamar waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan 🥇🎓
Sirtu waa




31/12/2025

waa astaanteenna
Waa maalin kale 30/12/2025 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday Machadka waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan 🥇🎓
Sirtu waa




Address

Tufaax Restaurant Ex-control Balcad, Balcad Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 23:00
Tuesday 06:00 - 23:00
Wednesday 06:00 - 23:00
Thursday 06:00 - 23:00
Friday 06:00 - 23:00
Saturday 06:00 - 23:00
Sunday 06:00 - 23:00

Telephone

+252611571665

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tufaax Restaurant Ex-Control Balcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Restaurant

Send a message to Tufaax Restaurant Ex-Control Balcad:

Share

Category