CAD IYO CAANO

CAD IYO CAANO Kani waa page saxda ah ee maqaayada Cad iyo Caano.

Avocado salad👌
19/06/2024

Avocado salad👌

Ciid wanaagsanHalkee kuu qorsheysan in aad ku ciido?
15/06/2024

Ciid wanaagsan

Halkee kuu qorsheysan in aad ku ciido?

WAXAAN QIIMO DHIMIS IDIN KUGU SAMEYNEYNA NOOCYO KA MIDA QADADA SIDA HILIB ARI, HILIB GEEL, DIGAAGA IYO KALLUUNKA.Maalmah...
15/06/2024

WAXAAN QIIMO DHIMIS IDIN KUGU SAMEYNEYNA NOOCYO KA MIDA QADADA SIDA HILIB ARI, HILIB GEEL, DIGAAGA IYO KALLUUNKA.

Maalmaha qiima dhimista waa Sabti ilaa Arbaco, Saacaduna waa 11:00AM ilaa 3:00PM.

Xarunta waa MMasjidka Cali Jimcaale

Jimca wanaagsan dhamaan ummada Soomaaliyeed
14/06/2024

Jimca wanaagsan dhamaan ummada Soomaaliyeed

13/06/2024

CUNATADA CAD IYO CAANO WALI MA TIJAABISAY?

Nafaqeyso naftaada Xarunteena waxay kutaala gudaha Masjidka Cali Jimcaale
08/06/2024

Nafaqeyso naftaada

Xarunteena waxay kutaala gudaha Masjidka Cali Jimcaale

Waxaan idiin diyaarinay goob aad ku nasan kartaan iyo dharag caafimaad leh🙏🏽Nagu soo booqo xarunteena Masjidka Cali Jimc...
06/06/2024

Waxaan idiin diyaarinay goob aad ku nasan kartaan iyo dharag caafimaad leh🙏🏽

Nagu soo booqo xarunteena Masjidka Cali Jimcaale

Waa adiga iyo dookhaaga!Jawi dagan, cuno caafimaad leh iyo caabitaan nafta uroon.
01/06/2024

Waa adiga iyo dookhaaga!

Jawi dagan, cuno caafimaad leh iyo caabitaan nafta uroon.

25/05/2024

Is qabooji naftaadana raali gali CAD IYO CAANO

Jimca wanaagsanSalaada qudbada kadib waxaan idiin diyaarinay qado laga farsameyay dalaga dalka.Dalxiis, cibaado iyo cunt...
24/05/2024

Jimca wanaagsan

Salaada qudbada kadib waxaan idiin diyaarinay qado laga farsameyay dalaga dalka.

Dalxiis, cibaado iyo cunta isku hel.

Burger ma adaa cunay hadii aadan Cad iyo Caano ka cunin😋Nagu soo booqo xarunteena Masjidka Cali jimcaale Dalxiis, cibaad...
18/05/2024

Burger ma adaa cunay hadii aadan Cad iyo Caano ka cunin😋

Nagu soo booqo xarunteena Masjidka Cali jimcaale Dalxiis, cibaado iyo cuno caafimaad leh.

Hambalyo dhamaan dhalinyarada Soomaalieed🎉
15/05/2024

Hambalyo dhamaan dhalinyarada Soomaalieed🎉

Address

Cad Iyo Caano
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 11:00 - 23:00
Tuesday 11:00 - 23:00
Wednesday 11:00 - 23:00
Thursday 11:00 - 23:00
Friday 11:00 - 23:00
Saturday 11:00 - 23:00
Sunday 11:00 - 23:00

Telephone

+252610913030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAD IYO CAANO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category