Maamuus Hotel Hargeisa

Maamuus Hotel Hargeisa Maamuus Hotel Hargeisa – Official Page
(280)

We strive to provide you with clean and comfortable rooms with friendly attentive service while you are away from home or your saying time with us. Take advantage of our complimentary high-speed secure wireless Internet, fast enough for you to download that important documents watch news movies or just connect with friends and family, our business guests can stay productive in our 24-hour front de

sk and business center with copy, fax, printing and computer services, stay and relax in a spacious guest room featuring thoughtful amenities, with free bed and breakfast, upgrade your staying time in Hargeisa and enjoy one of our deluxe, suites or one-bedroom single rooms.

Caawa Halkeed ku daawanaysaa Ciyaarta ?Waxaannu kuu diyaarinay goob ku haboon iyo adeeg ku raali galiya
04/07/2026

Caawa Halkeed ku daawanaysaa Ciyaarta ?

Waxaannu kuu diyaarinay goob ku haboon iyo adeeg ku raali galiya

27/05/2026

Maamuus Hotel nagula ciida

Ciid Wanaagsan Waxa farxad noo ah inaad nagula dabaaldagto farxadda Ciidda iyo sanad guuradii 10aad ee dib u casriyaynta...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan
Waxa farxad noo ah inaad nagula dabaaldagto farxadda Ciidda iyo sanad guuradii 10aad ee dib u casriyaynta Maamuus hotel

Macmiil waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku farxad galin doona.


Dabaal-degga 18 May awgiis, Maamuus Hotel & Restaurant waxa uu macaamiishiisa ugu bushaaraynayaa:🍔🍟 25% DHIMIS ah dhamma...
18/05/2026

Dabaal-degga 18 May awgiis, Maamuus Hotel & Restaurant waxa uu macaamiishiisa ugu bushaaraynayaa:

🍔🍟 25% DHIMIS ah dhammaan Fast Food-ka 🎉

Ku damaashaad 35 Guurada Madaxbannaanida Somaliland adigoo ku raaxaysanaya cunto tayo sare leh iyo adeeg hufan.

“Aqoonsi & Adkaysi”

📍 Maamuus Hotel & Restaurant
⏳ Offer-ku waa Muddo kooban.

Sidoo kale waxa kuu diyaara goobo sawirka lagu galo oo munaasabadda 18 May loo diyaariyay.

Guul iyo Gobannimo ha ku waarto Somaliland ❤️🤍💚






18 MAY • SOMALILAND INDEPENDENCE DAY35 Sano oo Madaxbannaani, Midnimo, Aqoonsi iyo Adkaysi ah.Maamuus Hotel & Restaurant...
18/05/2026

18 MAY • SOMALILAND INDEPENDENCE DAY
35 Sano oo Madaxbannaani, Midnimo, Aqoonsi iyo Adkaysi ah.

Maamuus Hotel & Restaurant waxa uu shacabka Somaliland ugu hambalyaynayaa munaasibadda 18 May — maalin astaan u ah geesinimo, dib-u-dhis iyo himilo qaran.

“Aqoonsi & Adkaysi”
Guul iyo gobannimo ha ku waarto Somaliland. ❤️🤍💚

🥪 Maamuus Sandwich — Hal mar qaniin, waad ku laabanaysaa!Crispy, juicy, oo si heer sare ah loo diyaariyey 🔥Fries kulul +...
19/04/2026

🥪 Maamuus Sandwich — Hal mar qaniin, waad ku laabanaysaa!

Crispy, juicy, oo si heer sare ah loo diyaariyey 🔥

Fries kulul + sauce-ka Maamuus ee gaarka ah 😋

📞 Dalbo hadda:
Restaurant : 512209
Reception : 524400
Tel: 063 333 3331

📍 Maamuus Hotel – Hargeisa

Address

Somaliland, Waqooyi Galbeed
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamuus Hotel Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Restaurant

Send a message to Maamuus Hotel Hargeisa:

Share