19/11/2024
WARGALIN MUHIIM AH
Dib u habayn an wadno awgeed, ROSE Restaurant si ku meel gaar ah ayaa loo xidhayaa.
Waan ka raali gelinaynaa wixii dhib ah ee ay tani keeni karto. Waxaan si dadaal leh uga shaqeyneynaa sidii aan u xallin lahayn arrinta waxaana dib u furmi doonaa sida ugu dhaqsaha badan.
Fadlan la soco wixii ku soo kordha baraha bulshada Waad ku mahadsan tahay fahamkaaga.
ROSE RESTAURANT 🌹