WAANo PAGE

WAANo PAGE caawiye page will be help full

01/05/2022
04/02/2022

Marxaladaha aduunyada
Waa meerisyaal badan
Marbo meel u moodee
Mowjadaha wax barashada
Mugdi lama ahaadee
Miisaan wixii tagay
Muunee wixii haray
Maamuus naftaadoo
Macno yeelo waligaa

14/12/2021

Shiekh Cali jabuuti

Salaamu laahi calaykum dhamaan asxabta shafta  leh waan idinsalaamay  salaan bacdigeedWalalahayga muslimiinta ah meel ka...
14/12/2021

Salaamu laahi calaykum dhamaan asxabta shafta leh waan idinsalaamay salaan bacdigeed
Walalahayga muslimiinta ah meel kaste Ood joogtan waxaa jiro duulaan iyo hagardaamooyin ay ku wadaan diinteena isamka ah qolooyinka reer galbeedka ah ku aan diinta haysan waxayna markasto Marin habbaabiyaan dhalinta da da Yar iyo kuwa aan diinta aqoonta ulahayn
Walaslayaal waa in aan la digtoonaano wax kasto oo diintanada dadkanaga iyo dalkanaga
Hoos u dhigi Karo haddii diinta aan hoos udhigno waxaas ogaa taan dad iyo wanaagsan in aan lehelayn

Address

Garba Harey

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAANo PAGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category