Borama Wikipedia

Borama Wikipedia Dooro Nooca aad jeceshahay inuu u eekaado cake-ga aad rabto maalintaada qaaliga inaad goyso. Munira Cake

  Suleiman ahmed guulaada wax warbixin ah oo ku saabsisan shakhsiyadiisa h**e ugumay jirin website'ka , waxaan aasaasana...
15/11/2015


Suleiman ahmed guulaada wax warbixin ah oo ku saabsisan shakhsiyadiisa h**e ugumay jirin website'ka , waxaan aasaasanay page gaar ah oo isagu leeyahay, Wikipedia page...
Halkaasi ayuu aduunku ka akhrisan karaa Aqoonyahanka....

https://en.wikipedia.org/wiki/Suleiman_Ahmed_Guleid

Suleiman Ahmed Gulaid (Somali: Saleebaan Axmad Guuleed, Arabic: سليمان احمد جوليد) is a Somali Educator and the president Of Amoud University[1] Suleiman Ahmed Guleid spent a lifetime as an educator. His work at Amoud University is the most consequential project in post-civil war Somali education.…

14/11/2015

Jaamcada Eelo University h**e ugumay lahayn Bage bogga wikipedia, waxaanu maanta samaynay Bage cusub oo ay yeelan doonta sida jaamcada kale, Fadlan qofkii macluumaad dheeri ah hayaa hasoo gudbiyo....

Eelo University (Somali: jaamacada Eelo), often abbreviated EU, is a comprehensive, Private university university located in the city of Borama downtown in the northwestern of Somalia.[1]

Nagu caawa inaan information fiican ka qorno magaalada boorama... hada waxaan galinay dhawr sawir information fiican waa...
03/11/2015

Nagu caawa inaan information fiican ka qorno magaalada boorama... hada waxaan galinay dhawr sawir information fiican waan ku qornay, qofkii macluumaad hayaa fadlan halana wadaago...
Tusaale ahaan: notable ppl. oo kale

WE Love Borama

Bage'kan waxaan ugu talo'galnay inaan galino warbixino ku saabsisan magaalada boorama iyo guud ahaanba gobolka awdal... ...
31/10/2015

Bage'kan waxaan ugu talo'galnay inaan galino warbixino ku saabsisan magaalada boorama iyo guud ahaanba gobolka awdal... Maalinba bage ayaan edit garaynaynaa, dhamaanteenba qofkastaa macluumaadka uu hayo ha soo gudbiyo ...

.

Address

Borama

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634454807

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Wikipedia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Restaurant

Send a message to Borama Wikipedia:

Share

Category