Delish

Delish Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Delish, Restaurant, Fooriloow Garasbaaleey, Mogadishu.

Hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah Dugsiga Sare ee dalka, sanad-d...
15/08/2026

Hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah Dugsiga Sare ee dalka, sanad-dugsiyeedka 2025/2026.

Si gaar ah, waxaan hambalyo u direenaa saddexda arday kaalmaha ugu sarreeya ka galay Imtixaanka Qaranka Dugsiyada Sare, anagoo ku ammaanayna dadaalkooda, kartidooda iyo guusha ay gaareen.

Maamulka iyo howl-wadeennada Delish Restaurant waxay ardayda u rajeynayaan mustaqbal waxbarasho oo ifaya iyo guulo waaweyn oo ay ku gaaraan heerarka jaamacadeed iyo noloshooda mustaqbalka.

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed! 🎓🇸🇴

Halyeeyga garsoorka Soomaaliyeed   ayaa dunida tusay kartida, dadaalka iyo hufnaanta ay leeyihiin dhalinyarada Soomaaliy...
10/06/2026

Halyeeyga garsoorka Soomaaliyeed ayaa dunida tusay kartida, dadaalka iyo hufnaanta ay leeyihiin dhalinyarada Soomaaliyeed.
Guushiisu waa dhiirrigelin iyo sharaf u soo hoyatay Soomaaliya oo dhan. 🇸🇴❤️
Waxaan u rajaynaynaa guulo iyo horumar intaas ka sii weyn.


01/06/2026

Maanta Delish Coffee waxaa lagu xusay munaasabad gaar ah oo walaalo is jacel ayaa xasuus qurux badan ugu sameeyeen walaashood.
Adigana ka dhig maalmahaaga gaarka ah kuwo aan la ilaawi karin
Delish Coffee waxaan kugu diyaarinnay jawi qurux badan, adeeg tayo leh iyo xasuuso qiimo badan.💙

30/03/2026

Nala qaado waqti qurux badan.
Nagu soo booqo Delish Coffee Foorilaw Garasbaaley Mogadishu
ama naga soo wac 618935006

28/03/2026

Waxaad naga heli kartaa cuntooyin fudud iyo cawitaano oo dhadhan leh.

26/03/2026

Wali masoo booqatay Maqaayadda cusub ee Delish Cafe & Restaurant

Caawa Waa Jimco qaaciga wuu ka Xiiso Iyo Xamaasad badanyahay kuwii h**e e Ee Ha moogaanin
26/03/2026

Caawa Waa Jimco qaaciga wuu ka Xiiso Iyo Xamaasad badanyahay kuwii h**e e Ee Ha moogaanin

Address

Fooriloow Garasbaaleey
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Delish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category