Anzal Chicken

Anzal Chicken Welcome to Anzal Chicken – Your go-to fast-food destination in Mogadishu, Somalia!

20/06/2026

Ma jeceshahay inaa cuntid cunto dhadhan macaan oo tayo leh?

Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan si rasmi ah u furno oo aan kugu soo dhaweyno Anzal Chicken, Goob aad ka helaysid cunto cajiib ah, kuna qaadatid waqti wanaagsan.
Waxaa kugu diyaar ah Anzal Chicken; burgers, pizza, Chicken strips-ka, Dynamite iyo cuntooyin kale oo macaan tayo sare na leh, iyo weliba cabitaanno fareesh ah.

Waa u mahadnaqeynaa qof kasta oo kasoo qeyb galay xafladda furitaanka weyn ee Anzal Chicken!

📍 Goobta: Agagaarka Iskuulka Yaasiin Ismaan, Degmada Boondheere, Mogadishu, Somalia.

Kaalay dhadhami! Keen qoyska iyo asxaabtaada. ❤️

Address

Agagaarka Yaasiin Ismaan School, Daljirka, Boondheere
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anzal Chicken posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share