Beder restaurant Ceelasha-biyaha

Beder restaurant Ceelasha-biyaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder restaurant Ceelasha-biyaha, Restaurant, Ceelasha biyaha, Mogadishu.

Ku raaxayso Burger dhadhan gaar ah,  tayo leh iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin. ❤️Beder – Super Delicious!
02/10/2026

Ku raaxayso Burger dhadhan gaar ah, tayo leh iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin. ❤️

Beder – Super Delicious!

30/09/2026

Xaflad Aroos❤️

30/09/2026

Beder Hall

Ku raaxayso cunto si heer sare ah loo diyaariyey, leh dhadhan macaan, tayo iyo adeeg wanaagsan. ✨Beder – halka dhadhanka...
29/09/2026

Ku raaxayso cunto si heer sare ah loo diyaariyey, leh dhadhan macaan, tayo iyo adeeg wanaagsan. ✨

Beder – halka dhadhanka iyo tayadu ku kulmaan

SPAGHETTI DHADHAN LEH!Noogu imaaw oo ku raaxayso spaghetti macaan oo dhadhan gaar ah leh.
28/09/2026

SPAGHETTI DHADHAN LEH!
Noogu imaaw oo ku raaxayso spaghetti macaan oo dhadhan gaar ah leh.

Ku raaxayso dheeylo ari oo hab casri ah loo diyaariyey, leh dhadhan macaan oo gaar ah.
27/09/2026

Ku raaxayso dheeylo ari oo hab casri ah loo diyaariyey, leh dhadhan macaan oo gaar ah.

Ma rabtaa cunto macaan, dhadhan fiican leh iyo adeeg wanaagsan?Ku soo dhawow Beder Restaurant — halka dhadhanka iyo raax...
26/09/2026

Ma rabtaa cunto macaan, dhadhan fiican leh iyo adeeg wanaagsan?
Ku soo dhawow Beder Restaurant — halka dhadhanka iyo raaxadu isku meel ku kulmaan

Cun cunto protein leh caafimaadna leh.
24/09/2026

Cun cunto protein leh caafimaadna leh.

23/09/2026

Ma qorsheynaysaa Aroos, Xaflad Qalin-jabin, Shir Ganacsi ama Munaasabad Gaar ah? Ku soo dhawoow Beder Hall!
Beder Hall – Goobta ku habboon munaasabadahaaga gaarka ah.
📍 Ceelasha Biyaha, Mogadishu – Somalia

hada dalbo hada hel cunto dhadhan macaan
21/09/2026

hada dalbo hada hel cunto dhadhan macaan

Address

Ceelasha Biyaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beder restaurant Ceelasha-biyaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category