Syl Restaurant And Coffee

Syl Restaurant And Coffee ●Qaxwo Dhadhan Sare Leh
●Cunto Macaan Maalin Kasta
Kusoo Dhawoow
SYL RESTAURANT AND COFFEE

Ka Faa'iso Big Discount oo aad ka heli karto Syl Restaurant And Coffee
14/06/2026

Ka Faa'iso Big Discount oo aad ka heli karto Syl Restaurant And Coffee

01/06/2026

Team Worker Syl Restaurant And Coffee Idin leh kusoo dhawaada cunto dhadhan sare leh iyo qaxwo dhadhankeedu sareeyo. Waliba ha moogaan in si ficn laguugu soo dhaweyn doonno adigoo qanacsan.

SAADAALI OO KU GUULAYSO $10 OO NADIIF AH.SHURUUDAHA LAGAAGA BAAHAN YAHAY:1.  1 qof Share u dheh2. Saadaali natiijada lab...
30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULAYSO $10 OO NADIIF AH.

SHURUUDAHA LAGAAGA BAAHAN YAHAY:

1. 1 qof Share u dheh
2. Saadaali natiijada labada team
3. Like saar.
4. Follow Dheh.
5. 1 qof Mention dheh

Syl Restaurant And Coffee

Jimco Wanaagsan.Syl Restaurant And Coffee
29/05/2026

Jimco Wanaagsan.
Syl Restaurant And Coffee

CIIDUL ADXAA MUBAARAK Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Syl Restaurant And Coffee  Waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyey...
26/05/2026

CIIDUL ADXAA MUBAARAK

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Syl Restaurant And Coffee Waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan shacabka Soomaaliyeed iyo macaamiisheena qiimaha badan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inooga dhigo ciid nabad, caafimaad, farxad iyo barwaaqo leh.

Waxaan idiin rajeyneynaa maalmo farxad leh oo aad la qaadataan qoysaskiina iyo asxaabtiina.
Ku soo dhowaada SYL RESTAURANT AND COFFEE si aad ula qeybsataan farxadda ciidda iyo adeeggeenna tayada leh. ☕🍽️

📍 Dharkenley Xaaji Gaabow
📞 610800050

Eid Mubarak to everyone! 🌙✨

Farqiga Waa Dhadhanka Iyo Soodhaweynta Sidoo Kalana Qiimo Yar Intaasna Waxaad Ka Helaysaa Syl Restaurant And Coffee
25/05/2026

Farqiga Waa Dhadhanka Iyo Soodhaweynta Sidoo Kalana Qiimo Yar Intaasna Waxaad Ka Helaysaa Syl Restaurant And Coffee

Ugu Dambeyn goobta saxda ahayd ee nagala rabay waan imaanay.Waxaan si.sharaf leh idinka codsanaynaa inaad Follow garaysa...
23/05/2026

Ugu Dambeyn goobta saxda ahayd ee nagala rabay waan imaanay.
Waxaan si.sharaf leh idinka codsanaynaa inaad Follow garaysaan Labadaan Aalad; TikTok Iyo Facebook

Saaxiib Nagula Noqo Macaamiisheenna Sharafta Lahow.
Syl Restaurant And Coffee
Hoyga Dhadhanka Iyo Soodhaweynta.

JIMCO WANAAGSAN.Maamulka iyo shaqaalaha Syl Restaurant And Coffee  Waxay dhammaan bulshada muslimiinta ah u rajeynayaan ...
21/05/2026

JIMCO WANAAGSAN.

Maamulka iyo shaqaalaha Syl Restaurant And Coffee Waxay dhammaan bulshada muslimiinta ah u rajeynayaan Jimco Barakeysan.

Kusoo Dhawoow SYL RESTAURANT AND COFFEE ☕🍽️Ma rabtaa cunto macaan, adeeg heer sare ah iyo jawi degan?SYL Restaurant And ...
20/05/2026

Kusoo Dhawoow SYL RESTAURANT AND COFFEE ☕🍽️

Ma rabtaa cunto macaan, adeeg heer sare ah iyo jawi degan?
SYL Restaurant And Coffee waa meesha kuugu habboon! 😍

✅ Qado iyo Casho Macaan
✅ Coffee Fresh ah ☕
✅ Cuntooyin tayo sare leh
✅ Goob nadiif ah oo raaxo leh
✅ Adeeg degdeg ah iyo soo dhaweyn wanaagsan

🍛 Bariis Baryaani
🍗 Broast
🥩 Suqaar & Buskeeti
☕ Coffee kala duwan
🥤 Cabitaanno Fresh ah

📍 Nagala soo xiriir ama nagu soo booqo maanta
📞 610800050

“Dhadhanka Aad Jeclaan Doonto!” ❤️

20/05/2026

___________Soo Booqo____________
Syl Restaurant And Coffee

Address

Dharkenley, Xaaji Gaabow
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Syl Restaurant And Coffee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category