19/03/2026
MADAXWEYNAHA Koonfur Galbeed ayaa ku gacansayray dastuurkii dhowaanta labadalay. Laftagareen Waxuu hadda cadeeyey dastuurka dalka inuu yahay midkii 2012-kii ee heshiiska lagu ahaa.
Hadal dheer oo cambaarayn iyo eedo culus u badnaa ayaa dhowaan la baahin doonaa.
Warkan oo hadda baydhabo kasoo yeeray ayaa muujinaya in Koonfur Galbeed ay gabi ahaanba kalafurteen Madaxweyne Xasan Sheekh.